Sidan ayaad qashinka u kala soocaysaa
Transkript
Sidan ayaad qashinka u kala soocaysaa
Qashinka noolaha Qashinka waraaqaha Waxyaalahan waxaad ku riddi kartaa tanagga daboolka buniga ah leh: • Haraaga cuntada nooc kaste • Gufarka kafeega, filterka kafeega, caleen shaaha • Qolofta ukunta, haraaga qooqabka iyo xayawaan badeedka kale ee qolfta leh • Ubaxyada qalalay, dhirta gaboowdey ee dhoobka wadataa (oon uu ku jirin dhoob) • Caleen, haraa jardiin, xashiish geed (faarad) • Waraaq kushiin, waraaqda lagu tirtirto • Qardaasyada ukunta, wax yar oo waraaqo wargeys • Laf, baal shimbir, timo Waxyaalahan waxaad ku riddi kartaa tanagga daboolka bluugga ah leh: • Wargeysyada, waraaqaha xayeysiiska, todobaadlaha • Waraaqaha wax lagu qoro, waraaqaha koobiga, bukhshadaha • Qardaasyada waraaqda ah, kartoon, qardaasyada cabitaan Waxyaalahan Ha ku ridin: • Caag/bac,quraarad/dhalo, bir, qardaas caano, qashin koranto iyo mid • elektaroonigba (EE), qashin khatar leh, alwaaxda cadaadiska lagu cufay ama la midabeeyey. Warqadu waa inaanay qoyanaan ama aanay ku wasaqaysnaan haraa cunno. Uma baahnid in aad ka fujisid biinanka iyo liidadka xabagta. Waxyaalahan HA ku ridin: • Caag/bac • • • • Quraarad/dhalo Bir Qashin khatar leh Qashin koronto iyo mid elektaroonig (EE) Wadajir degaan ka wacan Sunnhordland Interkommunale Miljøverk IKS IRA VF AL L ST AV FA LL PA P RE BIO AV FA LL IRA VF AL L PA P PA P RE IRA VF AL L ST AV FA LL ST AV FA LL RE BIO AV FA LL BIO AV FA LL Sidan ayaad qashinka u kala soocaysaa Qashinka haraaga Qashinka soo haray intiisa badan, kaddib markaad u kala saarto qashin noole iyo waraaqo, waxaa lagu riddi karaa tanagga daboolka madow: • Qashinka shayaalka kasamaysan mateeriya/walax iskujir ah • Goome/rabadh, saan • Kiisha´shka huufarta, xafaayadaha waraaqda ah • Shayaalka kasamaysan dhagaxa Waxyaalahan HA ku ridin: • Qashin khatar leh • Qashinka EE-da /aaladaha korontada iyo elektarooniga • Daaqad/dariish PCB u ku jiro • Shayaalka cadaadiska lagu cufay • Shaagga baabuurta • Haraagga cuntada Svartasmoget N-5419 Fitjar taleefan 53 45 78 50 tellefakis 53 45 78 60 e-post [email protected] www.sim.as
Benzer belgeler
dunyanin en gozel qizlari
DUNYANIN EN GOZEL QIZI | www.Sun.az Azrbaycann 1 Nömrli ylnc Portal,DUNYANIN EN GOZEL
QIZI. Sun.az: Mp3: Xbrlr: ou Biznes: Video: Moda: Gözllik: Bürclr: Reklam:
Dunyanin En Gozel Qizi - Foto Dunyan...