Foomka Oggolaanshaha Kaarka MBTA Fasalka 6 Sannad
Transkript
Foomka Oggolaanshaha Kaarka MBTA Fasalka 6 Sannad
DUGSIYADA DADWEYNAHA BOSTON – WAAXDA GAADIIDKA Foomka Oggolaanshaha Kaarka MBTA Fasalka 6aad Sannad Dugsiyeedka 2015-16 Fadlan soo celi ka hor bisha Ogos 14 MAGAC ARDAY______________________________________ LAMBAR ARDAY #_____________________________ DHALASHO ARDAY ______/______/______ MAGAC WAALID ______________________________ MAGAC DUGSI________________________________________ FADLAN OGGOW: Ka dib markaad oggolaatid barnaamijka kaarka MBTA, haddii arday dhigta fasalka 6aad uu wixii ka dembeeya Ogos 14 noo soo sheego inuu rabo inuu helo adeegga baska jaallada, dib ugu meeleynta baska jaallaha waxa laga yaabaa inay qaadato muddo hal bil ah, oo waxa laga yaabaa in boosteejada basku ay cinwaanka gurigaaga ka fogaato illaa hal meyl, iyo/ama in raacidda basku ay qaaddan karto waqti ka badan hal saac. OGGOLAASHAHA KAARKA MBTA Calaamadee sanduuqa hoos ku yaalla haddii, waa haddii oo qura, aad jeceshahay in Waaxda Gaadiidka BPS ay ardaygaaga dhigta fasalka 6aad ka saarto adeegga baska jaallaha ah oo ay siiso kaar MBTA ee billaha ah haddii uu ilmahaagu u qalmo adeeggan marka lagu saleeyo shuruudda ah inta ay isu jiraan guriga-illaa-dugsigu oo ka badan 1.5 meyl. Marka aad calaamadiso sanduuqa, waxaad qiraneysaa ama aad oggolaaneysaa in AADAN heli doonin adeegga baska jaallaha ah sannadkan. HAA – WAAN RABAA INAAN HELO KAARKA MBTA EE BILLAHA AH HADDII AAN KAAFIYO SHURUUDDA U-QALANKA HALKII AAN KA HELI JIRAY ADEEGGA BASKA JAALLAHA AH. WAXAAN FAHAMSANAHAY IN WIILKEYGU AMA GABARTEYDU AANAY HELI DOONIN ADEEGGA BASKA JAALLAHA AH SANNADKA 2015-16. ______________________________________________________ Saxeexa Waalidka/Koriyaha __________________________ Taariikh WAAXDA GAADIIDKA OO QUDHA AYAA ISTICMAALAYA (TRANSPORTATION DEPARTMENT USE ONLY) DATE RECEIVED: _______________ DATE PROCESSED: ________________ Effective Date: ___________________________ APPROVED [ ] NOT APPROVED [ 2015-2016 MBTA Pass Opt-In Form ] Reason _______________________________________T.O________________ Somali/AF
Benzer belgeler
Dacwad Xareynta Wasaaradaa Waxbarashada ee Minnesota
Dacwadaada qoraalka ah waa in ay ka mid ahadaan
kuwan hoos ku qoran:
Tariiqda malinta, magacaaga, cinwaanka i-meylka
(hadi ay surowdo) iyo raqamka telefonka laga
heli karo hadu qofka baarista sa...